Waddada London, Xamarweyne, Muqdisho Sabti – Khamiis · 08:00 – 17:00
+252 617 747 770
Kaydka iyo Adeegyada Sharciga

Adeegyadeena

Siddeed qaybood ayaa taageera xeer-ilaaliyayaasha oo ilaaliya dadweynaha — laga bilaabo cabashada ugu horreysa ilaa kaydka ugu dambeeya.

Caawimaad ma u baahan tahay?

Ma dembi baa lagu galay?
Cabasho u gudbi Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud.

Qaybta Furitaanka Galalka iyo Cabashooyinka waxay qaabishaa warbixinnada dadweynaha iyo dhibbanayaasha dembiyada. Codkaagu waa muhiim.

Khadka caawimaadda: 4949